Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa dareemaa xanuun xiliga galmada?
(1/1)
Amranqaaali:
Asc doctor waxan rabaa in aan ku weydiiyo su'al doctor waxa darema xanun xiliga galmada maxa keni karo xanunkas su'asha 2aad doctor xiliga cadada kadib waxan darema sida ina walac ahay camal cajis madax xanun lablabo kadib xiliga cadada marki lagaro cadada aya ii timado doctor waxa raba ina ii fah fahiso doctor mahasanid jazakallah
SomaliDoc:
Xanuunka xilliga galmada waxa keeno ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html
Isbadalada ku dahca qofka xilliga caadada waa arrin caadi ah, qofkane wuxuu dareemaa waxyaabo badan, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6345.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version