Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hurdo la aan mudo dheer ah?
(1/1)
Shafiei:
Asw Dr,
Dhakaatiiirta ka howl gasha webkan somalid aadka u anfacay alle ajar ha siiyo ,
hadii aan suaashayda u gudbo waxaan ihaysa hurdo la aan mudo dheer ah ilaa 8 bilood waan jiifsanaya laakin hurdo gamci maayo indha waan isku qabanaya laakin si degan useexan maayo aroortiina anigoo aad udaalan oo aan sariirta ka kici karayn ayay gaadhaysaa runtii dhibaato badan ayay igu haysa dhakhaatiir badan wan utagay neurolgy ayay ii direen scan ayay i saareen dhib ma jirto ayay dhaheen kinin ayay ii qoreen kala duwan wax is badalana ma hayo fadlan hadii aad iwaacin kartaan i caawiya.
Mahadsaninidiin
SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan qoraal ka hadlayo hurdo la'aanta:http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0
Waxaad kaloo akhrisan kartaa dhafarka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6186.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version