Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa wajigeeyga bedelay qoraxda?
(1/1)
Ashom:
Waxaa wajigeeyga bedelay qorax da
Jirkeeeyga waa Kala nuuc
Wajiga iyo gacmaha waa madoow inta kalena waa cadaan anigana waxaan ahay qof cad calaashaan dhiig furan
Sideebaa qoraxda madawga ee Ku saartay loo tiraa ama loo ba'shaa
Manarabo wax karem ah ama kiimiko leh .waxyaabo dabiici ah ii tilmaan doctor hadeey jiraan.
Sidoo kale sideebaa u yareeyn karaa dhidid Ka badan
Thank you
SomaliDoc:
Akhriso talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version