Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay?

(1/1)

Suado:
Asc salan kabacdi  waxan rabaa inan weydiyo dr sual uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay ultrasound scan ayey isaren kabacdi jawabta waxey igu dahen heart beat ma aragno e one week kabacdi solabo ultrsound kale aya lagusara marlabad hada lawaayo heart beatka wax ladaho missed miscariage aya jiro e walaga soxaqa xanun imahayo dig iskumaarko marka maxa keeni karo heart beatka o imaha laga arkin tan labad missed miscariage maxa lagawada maxa effect oy ledhay thankz alot......runti waxcudur on leyahay malahan

SomaliDoc:
Miscarriage waxaa laga wadaa dilan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1083.0.html
Ilmaha oo ku dhexmaydo ama ku dhex kori waayo raximka ayaa keeno in heart beatkooda la waayo, waxaa keeni karo dhowr cillad.
Akhriso qoraalladaan la xiriiro cilladan:
Dilanka Joogtada Ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6060.0.html
Dilanka maxaa sababo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3213.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version