Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhibaata iga haysata dhanka kaadida?

(1/1)

Yusufmoha:
waxaan ahay dhadig, dhibaatada ihaysata waxa weeye marka aan suuliga aado oo aan kadida dhameeysto waxaan arkaya cabaar ka dib kaadi yar ama tif-tif ah oo iga socota, mar mar aniga oo hada soo kaadshey bey isla markii iqanaysaa waxaan kaloo isku arkay inta u danbeeysa ee kadida xubinta tarankeygu ma tuureyso isla amrkaa xubinta waxaan ka dareemayaa ineeyy kaadi ku jirto laakiin aan awood u lahayn aan isaga tuuro ama aan ku keeno? mhdsindiin dakhaatiirta.

SomaliDoc:
Lab miyaa tahay mise dhadig?
Labku waa rag, dhedigne waa dumar?

Haddii aad rag tahay, cilladaan waxaa keeni karo qanjirka borostaatada oo bararan am caabuq ku dhaco, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html
Haddii aad dumar tahay, cilaldaan waxaa keeni karo infekshanka ku dhaco kaadiheesta ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version