Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa iga xanuunsan caruur jirta 6 bil?

(1/1)

Abdi21:
waxaa iga xanuunsan caruur jirta 6 bil qufac ayaad moodaa in eey ku adag tahay sidii qof xiiq dheer qaba ayeey u qunfacee ilaa eey ka matagto awood umalahan ineey qunfacdo si daciif ah ayeey u qunfacee  xiliyada aroortii iyo saqda dhexe waxaan is dhahnay ameey waxaan yihiin asma lkn dhaqtar la geeyay dhoowr jeer waxa uu dhahay waa hargab kaliya mana jiraan wax kale marka 1 mala saari karaa caruur raajito 2 maxaa dabiiciyan lagu daweeyn karaa anagu somalia malab ayaan iska siin jirnay halkanse waa la diiday in malab caruurta la siiyo

SomaliDoc:
Hergabku qofka ma hayo muddo dheer, neeftuna waa suura gal, waxaa kaloo ay noqon kartaa burkiitada caruurta.
Cunuga waa la saari karaa raajito haddii ay dantu keento, laakiin waa inay baahi jirtaa marka hore.

Ka akhriso halkaan hergabka iyo cudurrada ay isku egyihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6018.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version