Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Lafaha ayaa i xanuuna?

(1/1)

Abucabdi:
Asc
Dr waxan ahay nin dhalinyaro ilaa 29 yrs ayan jira misankayga aya aad u wayn waxan  waxan hada cayara kubada cagta 2 jeer asbuci  iyo dabaal maalinta jimcada kaliya
Waxan isku arkay in lafaha khasatan lafta jilibka ka hooseysa oo dheer ay aad ii xanuunto markan kanini diclofen cuno way ficnaata si fican ayaana u cayaaraa xanuun la aan marka maxan sameya si lafuhu u adkaadaana kaninka diclofenkuna dhibato muxu igu keni karaa mustaqbalka maxanse samayn karaa si aan miisanka usii rido
Mahadsanid

SomaliDoc:
Kaniiniga diclofen-ka oo la joogteeyo wuxuu keenaa cudurka gaaska.
Lafaha, waxaa lagu xoojin karaa cunnooyinkan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6485.0.html
Siyaabaha miisaanka loo yareeyane ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version