Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wiil yar ayaa qal qaloocday?

(1/1)

Liisharaawe11:
Su’asha waxey tahay wiil yar ayaa  qal qaloocday  waxana intas u dheer in marka qoraxda dhacdo uu ooynaayo maraarka qaar oo fara kutiris ah ayuu maalintii ooyaa wax loo maleeyay inuu jabanyahay ama TB lafaha uu qaabo baritan badan iyo dhakhaatiir badan aya lageeyay kadib waxaa la  sheegay inuu ka Dhmaaday Calcium-ka iyo Dhuuxa. Maxaa keena cudurkani           
                     THANKS DR

SomaliDoc:
Xanuunkaas waxaa la dhahaa Gedef, waa jikra oo ka dhamaado fitamiin D-ga iyo Kaalsiyamka, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1139.0.html
Fadlan la xiriir dhakhtar sida ugu dhakhsiyaha badan, ilmaha markay yaryihiin lafo qalloocaas waa la xallin karaa, laakiin haddii ay saas ku waynaadaan waa dhibaato.

Fadlan ha sahlanin xanuunkaan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version