Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Novofem Tablet?
(1/1)
Faiza Sheikh:
Kiniiniga NOVOFEM maxaa loo isticmaalaa? Muxuusa qofka loo qoray kacaawiyaa?
SomaliDoc:
Waa daawo hormoon ka samaysan oo la siiyo haweenka uu ku yaryahay hormoonka dumarka ee "estrogen" iyo ka hortagga xanuunka lafo-beelka oo ka dhasho hormoon yaridaas, akhriso waxa lafo-beelka uu yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version