Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: cuntada badan iyo hurdada

(1/1)

Amen010:
Assalamu_calaykum all nobles of here
Salaan ka bacdi hadii aan ugudo galo su'aashayda dr hadda ka hor waxaan ahaa bilaa appetite lkn imika sidii hore wn dhaamaa xadigii cuntada ee aan cuni jiray hada wn ka badsadaa umuna isticmaalin wax daawo ah maadaama anan lahaan jirin appetite
Lkn waxaan yeeshahay hurdo iyo lulo badan hadaan seexdana wn ku daahayaa waayadii horeba isku maanan fiicnayn hurdada sidaa daraadeed DOCTORS mxaa ka dhexeeya cuntada badan iyo hurdada

SomaliDoc:
Cuntada iyo hrudada xiriir ayaa ka dhaxeeyo, ka akhriso halkaan xiriirkaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6569.0
Waxaa jiro xanuuno keeno hurdo badan iyo cunnitaan badan, waxaana ugu horreeyo kan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5559.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version