Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Minka hadi uu furanyahay uurna aan jirin ma ciladbaa?

(1/1)

Umu caaisha:
Asc dr salaan kadib dr waxaan ku weydiinaa   minka hadi uu furanyahay uurna aan jirin ma ciladbaa mise waa caadi  su aasha labad kaniiniga layiraa primolut N maxa loo isticmaalaa?  Dhib makeeni karaa. ...thnks

SomaliDoc:
Minka inuu furnaado ma ahan sida caadiga ah, waxaana keeni karo cillado kala duwan.
Akhriso waxa daawada Primolut N ay tarto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3318.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version