Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxan isku arkaaa markaan caadada iga soo dhaahdo?
(1/1)
Umu caaisha:
Asc dr waxaan iga jaahil bixisa waxan ahay xaas waxan isku arkaaa marka caadada i soo dhaahay dareen zaid ah. IInan xajiga u bahanahay cml marka daahirsado caadi aan ahay
SomaliDoc:
Haweenka qaar way dareemaan sidaas, waxayna ku xiran tahay isbadallada hormoonada ku dhaco, dumarka badanaa dabcigooda wuu badalmaa markii ay caadadu soo dhawdahay, qaar dareen ayay dareemaan, qaarne maba dareemaan.
Ma ahan wax cillad ah.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version