Author Topic: Su'aal: Xamiiq ama xanto-xanto dhuunta ah?  (Read 7288 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Diihaal Guuto

  • Newbie
  • *
  • Posts: 23
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xamiiq ama xanto-xanto dhuunta ah?
« on: March 14, 2016, 03:30:06 AM »
Asalaamu Caleykum dr.
Salaankadib waxaan qabaa su'aal ah.
Markii aan hurdo habeenki ama malinba mararka qaar baa waxaa hudada iga qasa xamiiq ama xanto-xanto dhuunta ah gaar ahaan janjirada melahooda, Waxaana lasoo boodaa qufac iyo dhibsasho badan oon dhibsanayo xantadaas dhuunta iga haysa.
Marka arintaasi ma xanuunbaa mise waa wax kale?
mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xamiiq ama xanto-xanto dhuunta ah?
« Reply #1 on: March 25, 2016, 10:19:57 PM »
Arrintaas waxay dhacdaa haddii calyada ama dheecaannada qanjirrada soo daayaan ay badan yihiin sida quumanka oo kale ama laabjeexa.
Qofka wuu ku sixdaa calyadaas ama dheecaannadaas, dadka qaar waxay caado u leeyihin dhareer badan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3111.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15135
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhuunta Oo ixanuunto Daqiiqado Kadib 'Dhuun Xanuun"

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 18317
Last post May 20, 2012, 04:57:15 PM
by Honestboy
Su'aal: Xanuun inta u dhaxaysa naaska bidix iyo dhuunta?

Started by JamiilaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12398
Last post February 18, 2015, 01:24:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday tubo ayaa dhuunta laga galiyay?

Started by Iraado MacalinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5728
Last post April 21, 2017, 08:03:58 PM
by SomaliDoc
Kansarka Jidiinka / Dhuunta (Esophageal Cancer)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 2
Views: 46111
Last post March 12, 2016, 08:49:48 PM
by Jaamac Garweyne