Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Timaha markaan shalaysto way isoo go'aan?

(1/1)

Mohamed Abdirizak:
SC dhakhaatiirta dhamaantiin
waxaa maalinba maalinka ka danbeeya ig'aya timaha madaxa kuyaala ma jiraan daawooyin ama saliid aan isticmaalikaro oo isoo celinaya timaha, mase jirtaa daawo loo isticmaalo soo celinta timaha  ama bidaarta dawaysa oo anan wax dhibaato ah iigaysanayn

mahadsanidiin

SomaliDoc:
Ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version