Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Calool Xanuunka?
(1/1)
Nimco Abdi:
Sc dactor waxan jeclahay inad iiga jawabtaan waxan leeyahay calool xanuun joogto ah mudo 8 sano ah dhakhtarku markuu baadho wax xanun ah oo uu soo saraya ma jirto sideen ula tacala xanunkas ama aan ku ogan kara waxa uu yahay .calamadaha casiraad yalalugo matag socod calosha ah iyo hurdo la aan. Jidhkoo i qalalaya wixii talo ah igu soo biiri thnx
SomaliDoc:
Calool xanuunka waxaa keeno cudurro dhowr ah, laakiin haddii aad sideed sano xanuunsanayd, dhakhaatiir badane u tagtay, markii lagu baarane wax lagaa waayay, waxaan u malaynayaa in aad xanuunkaan qabtid ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3417.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version