Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Muxuu yahay xanuunkan somalidu utaqaano GADOODIYE?

(1/1)

Khadar Ahmed:
wadsalaamantihiin  dhamman bahda somalidoc.com,DR waxan raba inan suaal kuwaydiiyo oo ah muxuu yahay xanuunkan somalidu utaqaano GADOODIYE ee qofka siduuyahay kuqalajiye fadlan ifaahfaahi si aan wax uga ogaado.

SomaliDoc:
Fadlan faahfaahin iga sii xanuunka aad tilmaantay, maxaa ka wadaa dadka sidooda ayuu ku qallajiyaa?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version