Author Topic: Su'aal: Qarasta?  (Read 4034 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jamaaluddiin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 20
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qarasta?
« on: March 06, 2016, 02:12:29 AM »
marka hore asc dr mahdi dhakhaatiirta sharafta leh iyo dadweynaha ku xiran webka intaba.

Waxaan rabaa inaan ogaado caafimaad ahaan waxa loo yaqaano (qarasta) waana af qaraar inta aan ka aqaano dadka qaarna amateed xumo ayey ku sheegaan iyo waxa keeno.
Faaiido ma leedahay in la is qaras bixiyo (la is shubansiiyo).
Maxayse faaiido caafimaad leeyihiin waxyaabaha loo isticmaalo is qaras bixinta sida: Sibirka (waa geed dhadhan qaraar,Raqayda oo soomaalida qaarna u yaqaanaan xamarka (waa geed dhanaan), iyo caanaha geela.. hadey faaiido leedahay is qaras bixinta maxaa kaloo la isku qaras bixin karaa intaan aan soo sheegey ka baxsan

Mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qarasta?
« Reply #1 on: March 17, 2016, 12:56:59 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Qarasta oo aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2346.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Jamaaluddiin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 20
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Qarasta?
« Reply #2 on: March 18, 2016, 03:05:34 AM »
thanks ee dre qoraalada ku jiro sidee loo raadiyaa intaanan soo qorin search waan dhahaye iimana keenin

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qarasta?
« Reply #3 on: March 26, 2016, 03:01:37 PM »
Bogga wuxuu leeyahay meel "search" ah oo laga baaro qoraallada, waxaana ka arki kartaa meesha ugu sarrayso dhinaca midig.
Geli erayga aad rabtid in aad wax ka ogaatid, waad arki doontaa in horay logoa hadlay iyo in kale.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa lagu daaweyn karaa Qarasta?

Started by NaleyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9360
Last post January 27, 2015, 10:31:35 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Qarasta ku saabsan?

Started by Bardacad33Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6095
Last post December 05, 2011, 06:14:15 PM
by SomaliDoc