Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xididada lugaha ayaa i xanuuno?

(1/1)

Laki Haji:
asc dhakhatirta sharafta leh, gabar walshay ah ayaan suaal kawadaa, waxayna tiri waxaan isku arkay calamo ah lugaha ooixanuna hadan xoga yar jiifo markaad soo kaco lugaha kama istaagi karo xididada dhanbaa isoo kogaya cagta hoosana way ixanuntaa dhexda ayaa layga qabtaa, sidoo kale xanaaqayga ayaa aad ubatay iyo dhididkaygana wuu badanyahy usoo jawaba plz
mahadsanidiin

SomaliDoc:
Astaamaha ay gabadhu tilmaamayso waxaa keeni karo waxyaabo badan ee fadlan dhakhtar ha u tagto si safiican loogu wareesto, loo wiisiteeyo, kadibna baaris loogu diro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version