Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jimicsiga iyo saamaynta caadada?

(1/1)

Laki Haji:
asc dactors.khayr allaha idinsiyo sual ayaan qabaa waxan ahya gabar dhalinyara waxanan jimcisadaa haben walba lkn asbuuca aan cadad leeyahy waan joojiyaa anoo ka cabsada inay samayn  caafimad iguyeelato marka isharaxa xiligaas jimicsiga ma siiwadi karaa mise waan joojiyaa.sidoo kale midabka asalkaa ee kadida ayaan rabaa inan ogaado, kaadidayda marka waa jaale marna cdaan sida biyaha caml ah wax daawana maqaato oo midab uyeelikara
mhadsanidiin

SomaliDoc:
Xilliga caadada in la nasto ayaa loo baahan yahay, lama jimicsado, sababtuna waa awood uusan wadnahaaga qaadi karin inuu saarmo laga cabsanayo.
Kaadida sida caadiga ah waa Jaalle khafiif ah, laakiin waxay ku xiran tahay sidaa u ooman tahay, haddii aad biyo badan cabtdi, midab la'aan ayay noqonaysaa, haddii aad ooman tahayne jaalle tiq ah ayay noqonaysaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version