Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: cuncun xiniyaha ah waliba habeenkii badanaa?
(1/1)
Islam:
Mahadsanidin marka hore marka labaad waxan codsanaya in suushan layga jawabo
waxan isku arkaa marar badan cuncun xiniyaha ah waliba habeenkii badanaa
Ilaa meelaha u dhaw
Mahadsanid
SomaliDoc:
Cuncunka noocaas ahi waxaa keeni karo, xasaasiyad ka dhalatay huurka ama kuleelka, wuxuu kaloo ka imaan karaa caabuq fangas ah, haddii aad isku aragtay faruuruc yaryar oo ka soo bixiya qooraha, waana wax iska baab'i karo haddii aadan lahayn qandho iyo qanjirrada saracda oo ku bararan.
Laakiin haddii aad isku aragtid astaamahaas kale, fadlan la xiriir dhakhtar si laguu eego, daawane laguugu qoro.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version