Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: RAAMSIGA XILLIGA HURDADA?

(1/1)

Pheisal Abdull:
ASC,
SU'AAL AYAAN QABAA AH RAAMSIGA XILIGA HURDADA..

dhaqaatiirta sharafta leh waxaan idiin weeydiinayaa qofka marka uu seexdo hurdada dhexdeeda ku raamsada sida qof cunaya oo kale


Maxay dhiba ooy u keeni kartaa qofka ilkihiisa maadaama uu ilkaha si aad ah isugu xoqayo, maxaase keena in qofku uu xaalkaas ku sugnaado,  mase leedaha daawo... ?


 Mahadsanidiin..

SomaliDoc:
Horay ayaa looga hadlay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3351.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version