Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Exerices ka xeliga caadada?
(1/1)
Luluu114:
Assalaamo Aleikom
wan idiin salaamay dhamaan bahda somalidoc .
wad ku mahad san tihiin sida qiimaha badan ee aad bulshada ugu adeegtaan Jazaakuma Allaahu kheyran
walal su,aasheyda waxey tahay: Xeliga gabdha aay tahay macduur ama cadada qabta ma sameyn kartaa jimicsi Ama GYM
mahadsanidiin
SomaliDoc:
Fadlan Gym iyo jimicsi ha samaynin haddii aad macduur tahay, sababtoo ah waxaad u baahan tahay nasiino iyo in aad ka fogaatid wax kasta oo culeys saari karo wadnahaaga sida jimicsiga oo kale.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version