Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qofka oo ku dhibatoda inuu si wacan u xaajo guto?
(1/1)
Islam:
Maxaa sababa qofka oo ku dhibatoda inuu si wacan u xaajo guto marka dad u dhawyihiin musqusha....
SomaliDoc:
Su'aashaadu ma caddo ee soo faahfaahi fadlan..
Qofka ma xishood ayay ka tahay inuu xaajo gudan karin markii la agjoogo mise cillad kale ayuu dareemaa?
Xaajaduna waa mid noocee ah?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version