Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wajigayga waliba suniyaha ilaa inta ka saraysa?

(1/1)

Islam:
Waxan ku arkay qaybka mida wajigayga waliba suniyaha ilA inta ka syaraysa xaadhuf ka kacday oo canbaar la moodo oo dhib igu haysa waliba suniyihi iga yaryaraysay
Mahadsamid

SomaliDoc:
Waxaa dhici karto inay tahay xanuunka fangaska keeno ee loo yaqaano "Tinea", fadlan dhakhtar u tag si loo ogaado, waxaana lagu ogaan karaa inadoo xaadhuftaasi la baaro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version