Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jilib Ka ayaa I xanuuuno?

(1/1)

Ashom:
Jilib Ka ayaa I xanuuuno markaan wax badan socdo ama aan kabo culus xirto
Meel koreeyso in aan fuulo waa igu adagtahay sida jaran jaro .waxaan filaa in jug iga gaartay.
Waxoona IGA xanuunaa dhinac . dhanka midig ee banan Ka ah

Waxoo Ku aadan tahay uk xan ta yar ee nuux nuuxsaneeyso hoos teeda dhan cagta xigto markii lug ta LA fidsho ee  xariiqin(line) lagu sawiro  ayadoo laga Soo bilaabaa banan Ka jilib Ka Oo loo jiidaa jilib Ka gudihiisa   .
Mxaad igula talin laheeyd Dr in aan Ku daaweeyo meeshaas

Thank you

SomaliDoc:
Waxay u badan dhaawac kaa gaaray seed ka mid seedaha jilibka dhaqaajiyo, dhaawaca noocaan ahi wuxuu qaataa muddo dheer ah inta uu ka bogsanayo, fadlan akhriso qoraalkaan, wuu ku caawin doonaa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6789.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version