Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan darema dawakhad iyo argagax?

(1/1)

Dalmar99:
Asc dhaman dhakhatirta iyo xubnaha webkan, waxn idin waydinaya su'aashan:waxn darema dawakhad ,argagax iyo deganaanshiyo la'aan . Saamayn wayna wuu igu yeeshay heer waxn gaadhay aan wax kasta ka baqo .  Muddo aan badnayna saas waan ahaa lkn kolb marxaludb soo marayay oo marki hore waxn dareemi jiray walwal iyo murugo. 
Please waxn idnka codsanaya dhamantn inad dhibatadn ila xallisaan.
  Alla Mahadleh.

SomaliDoc:
Dalmar, astaamaha aad dareemayso waxay ka tirsan yihiin welwelka, akhriso qoraalladaan way ku caawin doonaan insha'llah:
1 - http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5865.0.html
2 -  http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5901.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version