Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan isku arkakay qooraha oo aad ii cun cuna?
(1/1)
Mr Mahamed:
Asc ditoore waxaan ku waydiinayaa adiga oo mar walba mahadsan oo si fiican ugu dadaala shacabka soomaliyaad arib taas ilah hakula garab galo
Shu aasheyda waxay tahay waxaan isku arkakay qooraha oo aad ii cun cuna iyo meelaha udhaw dhaw arin taan waxay iigu dhacday mar aan shuunka u istic maalay hairmove ayaa waxaa iska mariyay meelaha qoraha udhaw ay tinta ka soobaxdo meeshana way iiga dirtay si meel xoqmatau camal wayreesatay kabaxdi waxaan isku arkay wax cambaar ookale cun cun ayee yeelatay meesha xogaa way cadaatay ee arintaas maxaa keena marka ay i cun cunto meelahaas way gaduuda neysaa wayna hureysaa marka aan biyo ku shubo
Ashom:
Makiinada tinta isticmaal mida Yar .waligaa kiimi KO ha u dhoween meelahaas Oo kale
SomaliDoc:
Daawoooyinka Hair-removalka faa'ido ma lahan ee iska daa, ka akhriso halkaan dhibaatooyinka ay keenaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0
Waxay u badan tahay in aad dhaawac gaarsiisay unugyada maqaarka qooraha.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version