Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay hurdo i qabaneyso marka aan wax aqri maago?  (Read 4817 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zaki Islak

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Dr.adoo mahadsan waxaan ku wey diin rabay waxaan jeclahay inaan cashirkeyga markaste aqristo lkn waxaan isku arkay hurdo i qabaneyso marka aan wax aqri maago




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay hurdo i qabaneyso marka aan wax aqri maago?
« Reply #1 on: March 30, 2016, 04:35:55 PM »
Ka akhriso qoraalkaan sababta hurdada kuu qabanayso iyo sida aad uga hortagi kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6568.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25757
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26459
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24752
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9866
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9387
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc