Author Topic: Su'aal: Biyo baxa deg dega ah sidee loo dawayn karaa?  (Read 77701 times)

0 Members and 4 Guests are viewing this topic.

Offline Fadhiyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Biyo baxa deg dega ah sidee loo dawayn karaa?
« on: March 19, 2016, 08:25:41 AM »
waxaan jeclahay in aan doctorka waydiiyo su'aal la xidhiidha dhibaatada galmada.
waxaan ubiyo baxaa si deg deg ah waliba mudo ka yar 1 daqiiqo, doctorna lama xidhiidhin, waan siigaysan jiray yaraantaydii balse hada xaas baan leyahay waxaana iga haysata dhibaato xaga galmada. waxaan waydiin lahaa doctorka dhibaatadan caafimaad daro xal maloo heli karaaa.




Offline Fahrer2015

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Biyo baxa deg dega ah sidee loo dawayn karaa?
« Reply #1 on: March 21, 2016, 12:56:55 AM »
Asc walaal aad baan ku salaamayaa dhibaatadan waa mid aad u balaadhan oo dhalinyarta maanta haysata , walaal hadii aan soo koobo jawaabtaada haa waa la xalin karaa waliba bilaa dawo balse waxay u baahan tahay samir badan. 

dhibaatadan waxaa la yaqaanaa Premajure Ejaculation  waxayna u qaybsan taaa qaybo badan balse already waxaad ka dhawaajisay inaad siigaysan jirtay,  taasna waxay muujinaysaa ama aan cabirikaraa inay tahay cilad  danbe oon ahayn mid aadan lahayn siigaysi ka hor.

dhibka ku haysta badanaa waa lagu micneeyay sidan;
siigaysiga  wiilashu badanaa waxay bartaan markay da'doodu u dhaxayso 12-15  jir xiligaas oo badana la nool yihiin waalidkood  khatara u yihiin in lagu qabto iyagoo siigaysanaya sidaas daraateed waxay u sameeyaan sigaysiga dhumaalaysi iyo si dhaqso dhaqso ah, kadib tartiib tartiib ayaad u tababaraysaa  dareenkaaga iyo maskaxdaada in  markaad hawsha samaysid  durba biyuhu kaa yimadaan!


maskaxdaada ayaa si indirect ah u tababartay in biyaha dhaqso kaaga yimadaan.


xalka kali ah eed samayn karto waa inaad maskaxda re-wire ku samayso taas na rag badan ayaa natiijo fiican ku gaadhay.

ha isku dayin inaad wax ku xaliso kiinino sida viagra hadii aad saas samayso xaaladaada waad sii xumaynaysaa.

waxaa jira qaab kale oo iyadana faaiido badan  tijaabana kasameeyay qoraalkeedana hada ku guda jiro.
waxaa jira barmaamij dhamaystiran oon halkan kusoo gudbinayno si aan uga caawino  walaalaha soomaliyeed ee siigaysigoodu la galay xaalad. 

1. hawlgab kacsi
2. biyo bax dag dag ah
3. biyaha oo iska yimaada iyadoon wax dareen ah oo saas usii badan jirin.


lasoco topic faahfaahsan oon kusoo qaadan doono biyo baxa dag daga ah qaabka aad u wajihi karto.
-halgabka kacsiga
-dareen la aanta
........

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biyo baxa deg dega ah sidee loo dawayn karaa?
« Reply #2 on: March 30, 2016, 04:34:50 PM »
Jawaabta ku aadan awood darrida halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Jawaabta ku aadan biyobaxa degdegga ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Jawaabta ku aadan dhibaatada siigada, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: