Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Tubooyinka spermada ka qaado testska?
(1/1)
Mr Mahamed:
Asc ditoore waxaan ku way diin lahaa tubooyinka spermada ka qaado testska ayaa waxay u egyihiin qar xogaa waween ee macilad ayaa jirto ama waa caadi taas wax xanuun ah iiguma hayso arintaas lakiin wan ka wal walay xogaa thanks
SomaliDoc:
Waxa aad u malaysid tubooyinka shahwada qaado waa xidido arooriyaal ah, maxaayeelay tubooyinka aad tilmaantay ma ahan wax aad arki kartid ama aad taaban kartid, ka akhriso qoraalkaan waxa keeno bararka xididada qooraha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version