Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: waxaan qaatay dawada loo yaqaano AMBAROZOL?
(1/1)
Mohamed Abdirizak:
SC dhamaantiin
baaritaan aan isku sameeyay waxaan iska helay GAASTARIIG ama GAAS
waxaan qaatay dawada loo yaqaano AMBAROZOL magacu inuu wax ka khaldanyahy baa lagayaabaa lkn waa kaniiniga ugu casrisan ee loo cuno gaaska
majiraan dawao ka fiican oo loo qaato
sidoo kale waxaan rabaa inaan dabargooyo oo baaritaanka danbe usan igu soo noqon sidee udabargooyaa
mahadsanidiin
SomaliDoc:
Caafimaadka ma jiro wax la dhaho daawada ugu casrisan, daawooyin badan ayaa jiro laakiin qaabab kale duwan ayay u shaqeeyaan, haddii daawada ay shaqayn wayso waa in dib loo hubiyaa xanuunka aad u qaadatay muxuu yahay? Daawada kuugu habboone waa noocee?
Jawaabaha su'aalahaas waxaa ogaan karo dhakhtar in aad u tagtid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version