Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay dhidid fara badan?

(1/1)

Cabdisalaan2016:
Asc digtoore mgcu waa c/salaan alah aka ajr siyo howshan umda somlyed uheyso inta kdib digtoore wxan isku arkay dhidid fara bdn mrkan yaray wanlaha lkn hda wuu iga soo baty wxnlaxriray dhqtaro bdn qrkod wxey igu dhahen wxa lagugu smen qaliin kaso laga qalayo feraha hostoda yo dhabrka dhinaceda wxan jiro seedad keena dhididka ayaga lakajari dhididka wuu istagi tiktori arinta mjirta mxana ikula talin lahed culeys fra bdn buu iguhya dhididkan mhdsnid tiktore jwb wcn inshlh by

SomaliDoc:
Qalliinka lagu xakameeyo dhididka badan waa wax jiro, waxaana lagu howlgabiyaa neerfaha kontaroolo soo deynta dhididka, laakiin waa qalliin u baahan khibrad, fadlan ha isku qalin meel daryeelkeedu fiicnayn.
Akhriso qoraal ku saabsan cabashadaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version