Author Topic: Su'aal: Waxaan rabaa in lay kala sheego fiix iyo buro biyoodka?  (Read 6689 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Malyuun Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Sc marka hore aad ban ugu mahadnaqayaa dhakhatiirtan sida fican noogu adeega
Waxaan rabaa in lay kala sheego fiix iyo buro biyoodka ka ka soobaxa ugxan sidaha ma isku midbaa hadaanay iskumid ahayn maxay tahay buro biyood ma la dawaynkaraa maxaa se lagu ogadaa ma ultrasound....  Mahad badan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan rabaa in lay kala sheego fiix iyo buro biyoodka?
« Reply #1 on: April 04, 2016, 01:35:55 PM »
Sida saxda ah Fiix, waa wax hilib oo kale oo ka soo baxo jirka meelo ka mid ah, kalmada ku haboon ee luqada English-ka waa "Polyp", Buro-biyoodka waxaa la dhahaa "Cyst", waxayna ka soo baxdaa meelo badan oo ay ka mid tahay Ugxansidaha.

Dadku badanaa labaduba isku macno ayay u isticmaalaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25929
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48017
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29553
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24916
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35449
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc