Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan rabaa in lay kala sheego fiix iyo buro biyoodka?
(1/1)
Malyuun Ali:
Sc marka hore aad ban ugu mahadnaqayaa dhakhatiirtan sida fican noogu adeega
Waxaan rabaa in lay kala sheego fiix iyo buro biyoodka ka ka soobaxa ugxan sidaha ma isku midbaa hadaanay iskumid ahayn maxay tahay buro biyood ma la dawaynkaraa maxaa se lagu ogadaa ma ultrasound.... Mahad badan
SomaliDoc:
Sida saxda ah Fiix, waa wax hilib oo kale oo ka soo baxo jirka meelo ka mid ah, kalmada ku haboon ee luqada English-ka waa "Polyp", Buro-biyoodka waxaa la dhahaa "Cyst", waxayna ka soo baxdaa meelo badan oo ay ka mid tahay Ugxansidaha.
Dadku badanaa labaduba isku macno ayay u isticmaalaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version