Author Topic: SU'AAL: HARGAB XAB WATA DHIB MA KEENI KARAA XABKA?  (Read 4182 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dayahadde1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
SU'AAL: HARGAB XAB WATA DHIB MA KEENI KARAA XABKA?
« on: March 22, 2016, 10:37:26 AM »
asc dr. se tahay xalda? waxaan rabaa inan ku weydiiyo su'aal? oo ah sidaan.
waxaan dhalay wiil yar 00 6 bil jira hargab oo qufac & xab aan dareemaayo oo feerihiisa xabka ka dhareemayo ayaa haayo sideen u xalin karaa dr? maxeysa dhib keeni kartaa adoo mahadsan ii so jwaab daawose maxaa u siin karaaa ii soo qor mahadsanid.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: HARGAB XAB WATA DHIB MA KEENI KARAA XABKA?
« Reply #1 on: April 04, 2016, 01:36:59 PM »
Waa in aad dhakhtar tusisaa, Burkiito ayay u badan tahay, maxaayeelay Hergabka xab ma wato, feeruhuna ma shaqaraan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: