Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: HARGAB XAB WATA DHIB MA KEENI KARAA XABKA?
(1/1)
Dayahadde1:
asc dr. se tahay xalda? waxaan rabaa inan ku weydiiyo su'aal? oo ah sidaan.
waxaan dhalay wiil yar 00 6 bil jira hargab oo qufac & xab aan dareemaayo oo feerihiisa xabka ka dhareemayo ayaa haayo sideen u xalin karaa dr? maxeysa dhib keeni kartaa adoo mahadsan ii so jwaab daawose maxaa u siin karaaa ii soo qor mahadsanid.
SomaliDoc:
Waa in aad dhakhtar tusisaa, Burkiito ayay u badan tahay, maxaayeelay Hergabka xab ma wato, feeruhuna ma shaqaraan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version