Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hurdo yari habeenkii?
(1/1)
Jaamac2020:
maxaa keena Hurdo yari habeenkii ah maalintiina si fiican useexaneesid waliba marka meel qabow jogo baan hayaa
Jaamac2020:
Habeenkii ma seexdo ilaa waagu kabaryo lkn malintii waan seexanayaa
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version