Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay geedka Moringa?

(1/1)

Iraado Macalin:
asc waxaan rabaa inaa wax ka ogaado faa'iidada geedka  MORINGA Tree iyo cudurada lagu daaweeyo

SomaliDoc:
Geedka Moringa warbixintiisa halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0

Iraado Macalin:
asc  hadii aan rabo geedka moringa  wuxuu ku yaalaa gurigeyga mana aqaan si aan uga faa'iideysato marka ma ii sheegi kartaan ma caleentaa la cunaa mise mira ama ubax

NB; fadlan faahfaahi buuxda si dadkoo dhan uga faaiideysto, sida sonkorta loogu daaweeyo ama korstrolka

SomaliDoc:
Caleenta iyo dahaarka laamihiisa ayaa la diirtaa ee mirahisa iyo ubaxiisa lama cuno.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version