Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jilbo xanuun?

(1/1)

Qeyre11:
Asc dr wa ku mahadsan tahy waxqabadkaaaga waxaa qabaa su'aal :--
Dr ani waxaan ahay 20 jir hadii aa
 Socodo masaafo 1.5km jibaha aa i xanuunaan waliba midka midigta ah aa daran ?
Hadii aa kubad soo ciyaarana salaaada si dhib ah aa ku tukanaa waxaana i xanuuneysa jilbaha qeybta isha ah ee war waregta ?

SomaliDoc:
Ma jug ayaa hada ka hor kaa gaartay?
Haddii aysan jug kaa gaarin fadlan la xiriir dhakhtar si loo ogaado inay tahay xanuun kalagoys oo kugu soo socdo ama in lafahaagu tacbaan yihiin oo aad u baahan tahay daawooyin lafaha dhiso.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version