Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Walwalka caloosha?
(1/1)
Abdinur1978:
Acw Dr marwalba oo aan dhib yar la kulmo waa walwalaa , waxaan qabaa.Hiatus hernia iyo gaas sidaas darteed xataa haddii ballan aan xafiis ka leeyahay ama shaqo helo waan walwalaa kadibna cuntada ayaan ka goaa oo waa xanuunsadaa sidaas ayey shaqada igu gaftaa muddo 5 sano ah ayey arintaan i heysaa waxaan qaataa Omeprazole 20 mg laakin wax badan iima taro, sideen walwalka isaga joojin karaa maxaa xal ah
SomaliDoc:
Daawada Omeprazole, dhinaca gaaska ayay kaa saacidaysaa kaliya, laakiin dhibka ugu wayn ee ku heesto waa welweka isagaane gaaska keenayo, ka akhriso halkaan stress-ka iyo gaaska cilaaqada ka dhaxayso iyo sida loo xallin karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6391.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version