Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waaa maxay wellman tablets?
(1/1)
m.mo141:
ASC DOCTORS WAXA INFORMATION IGA SIISAAN KANIINIGAAN LA DHAHO. (WELLMAN TABLETS) MUXU TARAAAA ?????
SomaliDoc:
Ma daawada ay samaysay shirkadda loo yaqaano "Vitabiotics" miyaa mise waa mid kale?
m.mo141:
Aniga daawada ma aqaan lkn waxaan maqlay inaaay jirto dawao la dhahao WELLMAN oo kordhiso SPERM COUNT ga raga ugxaaanta shahwada rag ee dawadas WELLMAN information iga siiya
THANK YOU
SomaliDoc:
Aniga midda aan garanayo waa daawo ay samayso shirkad ingiriis ah oo loo yaqaano "Vitabiotics" waa shirkad magac leh oo soo saarto daawooyinka loo yaqaano "supplements-ka" sida fitamiinada, kaalsiyamta iyo wixii la mid ah.
Daawada aad tilmaantay waa daawo ka kooban fitamiino iyo walxo jirka u baahan yahay, marka haddii cilladaadu tahay in walxahaas kugu yaraadeen daawada wax way kuu taraysaa, laakiin haddii cillad kale oo nafaqo darro ahayn ku haysato daawada wax ma tarayso maadaama ay fitamiin kaliya tahay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version