Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Daalka badan maxaa sababi karo?
(1/1)
Ina Caynab:
asc doc waxaan idin waydiinayaa idinkoo mahadsan maxaa sababi kara neeftuurka tirada badan ama xiiqitaanka adigoo dhalin yaro ah xiliyada socodka ama marmarka qaarkood adigoo si caadiya u fadhiya
SomaliDoc:
Waxaa keeni karo dhowr xanuun sida:
Cillad sambabada ah
Cillad wadnaha ah
Cillada cayilka
Cillada Kolestaroolka
Waa in aad dhakhtar la xiriirtaa, dabiici ma ahan in aad dareento astaamahaas adigoo dhalinyaro ah.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version