Author Topic: Su'aal: Xilligii caadada ii iman jirtay wala dhafay?  (Read 3138 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amranqaaali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xilligii caadada ii iman jirtay wala dhafay?
« on: March 31, 2016, 11:09:07 AM »
Asc doctor waxa qaba su'al doctor xiligi cadada ii iman jirtay wala dhafay waxana i xanunayo dhabarka iyo calosha qebta said u hoseyso qoyan yarne wu iga imada subixi cml boga xanun ka darema doctor cadada marka xiligeda dhaftay ma is dhihi kara uur waye xanunkas iyo qoyanka maxa keni karo jazakallah doctor




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xilligii caadada ii iman jirtay wala dhafay?
« Reply #1 on: April 11, 2016, 12:55:51 PM »
Waxa ugu horreeyo uguna badan ee keeno in caadada xilligeeda dhaafo waa Uurka, waa in uur la baaraa, hadduu la waayo ka dib ayaa xanuun lagu fakaraa, uurka qofka markuu leeyahay wuu yeelan karaa qoyaan dabiici ah oo aan ur iyo midab toona lahayn.
Haddii uur lagaa waayo akhriso qoraalkaan oo ka baro waxa keeno caadada in ay xilligeeda dhaafto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?

Started by SaakinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7990
Last post April 28, 2016, 04:37:20 PM
by SomaliDoc
Canug lasoo xaaqay kadibna caadada oo wareertay iyo xanuun caloosha ah

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12505
Last post November 03, 2012, 09:51:06 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26504
Last post March 14, 2015, 03:41:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga caadada ayaa igusoo laabta bishii dhowr jeeer?

Started by KaltuunBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10707
Last post May 22, 2016, 07:48:29 PM
by SomaliDoc
Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

Started by CaaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 52023
Last post January 01, 2011, 08:43:27 PM
by SomaliDoc