Author Topic: Su'aal: Caatada ama weeyda dhaxal ama farac ma noqotaa?  (Read 3098 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caatada ama weeyda dhaxal ama farac ma noqotaa?
« on: March 25, 2016, 04:40:32 PM »
salaan qaali ah kadib walahaha waxaan ahay qof aad caato u ah mana aqaano sababata keentay hooyadeey walaalkeey aabaheey dhamaan reerka waa sidaas wax walba oo aan sameeyo cayili waayay jiim qudaar cunis mood badan ukun badan caano badan nasiino badan wax walba waan sameeyay marka ma dhici kartaa in eey jiraan qanjiro dadka cayiliya oo aniga iga naaqus ah hadiise eey jiraan sideen ku hagaajin karaa mise noqotaa caatada dhaxal ama farac




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caatada ama weeyda dhaxal ama farac ma noqotaa?
« Reply #1 on: April 04, 2016, 01:58:33 PM »
Jabyarida, Dhubdhuubnaanta waa lagu dhalan karaa, waana la kala dhaxli karaa, laakiin waa inaysan u kaanan caato heer cudur gaarsiisan, waxaana kala ogaan karo dhakhtar in aad u tagtid si uu u gaado haddii ay jiraan xanuuno keenay kuwaaso dhaxal ama kala qaadis ku yimid ama in aad dabiiici tahay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Markii aan isku JUNUUBAYO shawada gadaal ayeey u noqotaa?

Started by Geedi711Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 10304
Last post March 22, 2016, 03:36:04 PM
by SomaliDoc