Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxay isku aragtay wareer siyada ah?

(1/1)

Cayuush Omer:
asc akhwani (muddo asbuuc ah waxay isku aragtay wareer siyada ah o xita inay dhaqaqdo ay dhibayso iyo diarrhoe maxa keenay ba lays odhan kara?)
mahadsanid

SomaliDoc:
Wareerka wuxuu ka imaan karaa fuuqbax, wuxuu kaloo astaan u noqon karaa xanuunka shubanak keenay sida tiifowga caloosha ku dhaco ama infekshanka kale, fadlan dhakhtar la xiriir.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version