Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caatada ama weeyda dhaxal ama farac ma noqotaa?

(1/1)

Abdi21:
salaan qaali ah kadib walahaha waxaan ahay qof aad caato u ah mana aqaano sababata keentay hooyadeey walaalkeey aabaheey dhamaan reerka waa sidaas wax walba oo aan sameeyo cayili waayay jiim qudaar cunis mood badan ukun badan caano badan nasiino badan wax walba waan sameeyay marka ma dhici kartaa in eey jiraan qanjiro dadka cayiliya oo aniga iga naaqus ah hadiise eey jiraan sideen ku hagaajin karaa mise noqotaa caatada dhaxal ama farac

SomaliDoc:
Jabyarida, Dhubdhuubnaanta waa lagu dhalan karaa, waana la kala dhaxli karaa, laakiin waa inaysan u kaanan caato heer cudur gaarsiisan, waxaana kala ogaan karo dhakhtar in aad u tagtid si uu u gaado haddii ay jiraan xanuuno keenay kuwaaso dhaxal ama kala qaadis ku yimid ama in aad dabiiici tahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version