Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: DHIB INTEE LEEG AYEY KEENSAN KARTAA HURDO LA AANTU?

(1/1)

Noahman:
ASCWW DHAMAAN WAAN IDIN SALAAMAY, SALAAN KADIB WAXAAN DHAKHAATIIRTA  KA CODSAN LAHAA INAY BAL SI FAAHFAAHSAN WAX NOOGA BARAAN  DHIBAATOOYINKA AY KEENSAN KARTO HURDADA OO UU QOFKU NAFTIISA UU KU YAREEYO, IYADOON OG NAHAY INAAN LAGA MAARMIN HURDADA

WAAD MAHADSAN TIHIIN

SomaliDoc:
Ka akhriso qoraalkaan dhibaatooyinka hurdo la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0
Waxaa kaloo ka akrhisataa link-gaan waxa keeno hurdo la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version