Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa mar badan igu so noqnoday fungas?
(1/1)
Anfac Ali:
Waxaa mar badan igu so noqnoday fungas maxaan qatay dawooyin kala ah Canesten, labo jiir Diflucan 150 mg labo jeer intii aan uurka lahaa. Markii aan dhalay ka dib ayaan dhaqtar u labatay wuxuuna ii so qoray Solona 150mg wali waxaan daremayaa calamadihii maxaan sameyaa? ma jirtaa daawo dabiici ah oo looqaato?
Mahadsanidin
SomaliDoc:
Halkuu fungas-ka kaa hayaa? Maxaa astaamo ah oo dareentaa?
Haddii aad ka wado xanuunkaan bal akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version