Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Daawadda lagu sheego inay tahay dabiiici ama daawa dhireed?
(1/1)
Maahir12:
asc dhamaan bahda somalidoc.com waxaan idinkaga mahad celin sida hufan ee aad bulshada kaga wacyi galisaan caafimaad, waxaan rabaa inaad warbixin iga siisaan daawadda lagu sheego inay tahay dabiiici ama daawa dhireed ee ragganimada xoojinaysaa kuwaa oo ay xayiisiiyaan tv-yada asc wrm wbr
SomaliDoc:
Daawooyina badan oo lagu sheego dhireed ayaa TV-yada laga xayaysiiyaa ee daawadee ayaa ka hadlaysaa?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version