Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xininta ma aaryo bay ka qaadata xiidmaha?

(1/1)

C.risaaq:
asc dr .. waxan ku waydin xininta ma aaryo bay ka qaadata xiidmaha ?

SomaliDoc:
Maxaad ula jeedaa su'aashaada?
Haddii aad ka wadid xaniinta iyo xiidmaha xiriir ma leeyihiin, jawaabtu waa haa oo mararka qaar mindhicirka ayaa soo geli karo qooraha, tanoo loo yaqaano "Hernia", ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6097.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version